Arabgobol gmail com deanna pappas dating real world

Dawlada ingiriisku waxay ka walaacsantahay saamaynta uu dalka turkigu ku yeelanayso soomaliya ,iyadoo lawada ogson yahay xiriirkii fogaa ee dawladii cusmaaniyiinta iyo soomaliya,dawladu ingiriisku waxay tartan ugu jirta in ay qayb lixaadleh ku yeelato ka faa,idyasiga shidaalka dhex ceegaga soomaliya.Dalka ingiriisku wuxuu doonayaa in aan loogu dhawaan kheyraadkaa muhiimka ah mustaqbalka dhow iyo kan fogba. G: dalka ingiriisku waa dalkii sida bahalnimada ah uu qaybiyay dhulkii somaliyeed isagoo dhulkii soomali galbeed gacanta u galiyay dalka itoobiyo sanadii 1954,isla sidaas oo kale ayuu dhulka NFD isagana gacanta ugu galiyay dalka Kenya.

Xildhibaannada oo markii ay ka soo degeen diyaradii siday la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay ka soo jawaabeen baaq uu u soo jeediyay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif iyo odayaasha dhaqanka dhaqanka, iyaga oo intaa ku darray in maalmaha soo socda ka qeyb-qaadan doonaan kulamo wadda-tashi ah oo ka furmaya magaalada Beledweyne.Masar: wadanka masar kuma cusuba saaxad siyaasada soomaliya isagoo tariikh midabo badan ku leh xaalada soomaliya ka aloosan, dagaalkii 1977 dalka masar wuxuu kamid ahaa dalalkii soomaliya isku garab taagtay dagaalki dhex maray soomaliya itoobiya.Soo laba kaclaynta dalka masar ee soomaliya waxaa sabab u ah muranka u dhexeeye wadamada masar iyo itoobiya ee ka dhashay wabiga niil, sida aynu wada ogsoonahay itoobiya iyo masar waxay wadaagan wabiga niil ,dhawaanahan danbe waxaa soo shaac baxday in dalka itoobiya uu dhisayo biyo xireen wayn, biyo xireenkaas oo laga cabsi qabo inuu samayn ku yeesho awooda biyaha wabiga niil.Hadaba si qorshahaas u hiraglo waa in wadama Africa loo diido firaaqo ay ku helaan nasniino ama ay uga fakaraan sidii ay khayraadkooda iyagu u maamulan lahaayeen , qorshaha La dagaalanka Argagixisada ayaa ah yool habaabin iyo jahawereer lagu qasayo in laga abuuro qaaradda Afrika xasilooni daro si loo xakameeyo ama loo yeesho khayraadka ku duugan Afrika.Soomaliya oo kamid ah wadamada qaarada Africa uga tabarta daran waxay kujirtaa wadamadaas awood yar ee uu ilaalinayo maraykanku,siyaasada maraykanka ayaa waxaa kamid ah in uu gacanta ku hayo wadanka soomaliya uuna kadhigo dal isaga daba dhilif u ah (puppet country ) .

Leave a Reply